Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo War Kasoo Saartay Wakhtiga Lagu Wado In Bisha Ramadaan Bilato! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo War Kasoo Saartay Wakhtiga Lagu Wado In Bisha Ramadaan Bilato!
March 21, 2023 - Written by Editor:

 

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland oo ay weheliyaan gudi culimo ah oowasaaradu usaartay lasocodka bisha ramadaan ayaa shaaciyay wakhti lagu wado in ay bilato bisha barakaysan ee radamaan.

Sidoo kale wasiirkadiinta iyo awqaafta ayaa sheegay in caawa oo arbaca ahi ay dhamaystirayso bisha shacbaan  islamarkaana lagu wado in bisha soon bilato habeenka khamiistu soo galayso.

COMMENTS
LINKS