Warbixin Laga Diyaariyay Cidii Fulin Jirtay Dilalkii Ka Dhacay Magaalada Laascanood Iyo Doorka Ay Ku Leedahay Alshabaab! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Warbixin Laga Diyaariyay Cidii Fulin Jirtay Dilalkii Ka Dhacay Magaalada Laascanood Iyo Doorka Ay Ku Leedahay Alshabaab!
March 1, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Televisionka qaranka Somaliland ayaa warbixin ka diyaariyay dilalkii mudada dheer laga fulin jiray magaalada laascanood ee lagu laayay haldoorka gobolka sool iyo cidii qorshahaasi fulin jirtay iyo doorka ay ku leedahay kooxda argagixisada ah ee Alshabaab.

HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTA OO DHAMAYSTIRAN;

https://youtu.be/69Mqoq0q9ew

COMMENTS
LINKS