Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Roob Baaxad leh Oo Maanta Ka Da,ay Magaalada Hargaysa
March 17, 2023 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Roobab lagu qabowsaday ayaa maanta ka da,ay magaalada hargaysa kaasi oo daadkii kasoo rogmaday ay xidheen jidad badan oo gudaha magaalada ah islamarkaana hakad galiyay isku socodka gaadiidka iyo shacabkaba.