HARGAYSA(W,N)-Wakaalada biyaha hargaysa ayaa shaacisay in dib loo bilaabay mashruuca biyo qaybinta caasimada hargaysa ooh ore u istaagay kadib markii ay dalka ka baxday shirkadii qaadatay qandaraaska biyo qaybti hargaysa
Maareeyaha wakaalada biyaha Maxamed cali daarood ayaa sharaxaad ka bixiyay qaabka dib ubilaabista biyo qaybinta hargaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;