|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Somaliland Oo Warbixin Ka Horjeediyay Xaruna Baarlamaanka Midowga Yurub Ee Brusells
March 8, 2023 - Written by Editor:BRUSELLS(W,N)-Xarunta Baarlamaanka Midowga reer Yurub ee Brusells ee Dalka Belgium Ayaa waxa maanta Warbixin ka horjeedisay Drs. Marwo Edna Adan Ismail oo ah Ergayga garka ah ee wada hadalada Somaliland iyo Somalia.
Fadhigaasi Xarunta Baarlamaanka Midowga reer Yurub ee Brussels ka qabsoomay ee Drs. Edna Adan Ismail Ayaa warbixin la xidhiidha xaalada Somaliland ka horjeedisay.
sido kale waxa isna xarunta baarlamaanka midowga yurub ku sugnaa islamarkaana qayb lixaad ka qaatay suuro gelintiisa iyo in uu qabsoomo Amb. Kaysar Maxamed Cabdilaahi oo ah Dublamaasi sare, ahna Safiirka Somaliland u qaabilsan Xarunta midowga Baarlamaanka ee reer Yurub.
Related posts:Daawo:Nuxurka Khudbad Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xasan Ka Jeediyay Xaflad Xisbiga Wadani ... Wasiirka Wasaaradda Dib u dajinta iyo Bini'aadanimada Jsl Oo Kormeerkiisii Uhoreeyay Kusoo Maray Kaa... Guriga Dabaq ah oo mudo Labo sano ah Dhismihiisu Socdey Xarunta Dawlada Hoose Ee Gabiley oo Maanta J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|