HARGAYSA(W,N)-Wafti iskugu jira madaxdhaqameed iyo xubno kale oo kasoo kicitimay magaalada muqdisho ee somaliya ahaa beesha hawiye ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa halkaasi oo ay kaga hortageen madaxdhaqameed, dhalinyaro iyo haween.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;