|
|||||
WAJAALE NEWS
Ugaaska Guud Ee Beelaha Ciise Oo Dawlada Itoobiya Ku Eedeeyay In Ay Doonaysa In Ay Ka Rarto Dhulkooga Iyo Xasuuqa Lagu Hayo Shacabka Gobolka Siti.
March 27, 2023 - Written by Editor:“Waxaan Ogaysiinaynaa Shacabkayaga Iyo Dadka Soomalida Ah, In Cida Na Dilaysa Ee Wadanka Naga Raraysaa Ay Tahay Dawlada Itoobiya, Ee Aanay Ahayn Canfar”Ugaaska Beesha Ciise. DIRIDHABA(W,N)-Ugaaska guud ee beesha ciise ugaas cabdirashiid ayaa ka hadlay dagaalka udhexeeya beesha ciise iyo canfarta ee deegaano katirsan dalka itoobiya ku dhexmarayo ay ka danbayso dawlada itoobiya oo uu uhoreeyo taliya ciidanka itoobiya, dagaaladaasi oo lagu xasuuqay dad badan oo shacabka ciisaha ka mid ah kuwaasi oo ka socda deegaanka gobolka siti katirsan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Guddoomiyaha Telesom Oo ku Guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Malawi Oo Ka Warbixiyay Ujeeddada Socdaalkii Uu Ku Yimid Somaliland! Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Xanafle Oo Kasoo Yeedhay Boqor burma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|