|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Qaranka Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Weerarkii kooxaha Huwanta Ahi Kusoo Qaadeen Iyo Tirada maxaabiista iyo Hubka Ay ka qabsadeen
March 18, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Taliska ciidamada qaranka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay weerar saaka kooxaha huwanta ahi kusoo qaadeen fadhiisimada ciidamada qaranka ee duuleedka laascanood oo iska difaaceen Sidoo kale taliska ciidanka qaranka jsl ayaa soo bandhigay tirade maxaabiista dagaal ee ay qabteen iyo gaadiid iyo hub kale duwan oo ay ka qabsadeen kooxaha weeraray oo ay ciidamo maamulka punthland katirsan qayb ka ahaayeen. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Safarka Madaxwayne Biixi Ugu Baxay Gobolada Bari Iyo Fariinta Uu Udi... Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo Ka Warbixiyay Kulan Uu La Qaatay Madax Ka Socota Haay... Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Caasimada Dalka Maraykanka Iyo Taageerayaasha Trump Oo Udaatay Xarunta Con... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|