|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Qaranka Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Weerar Saaka Ay Kusoo Qaadeen kooxaha Huwanta Ahi Fadhiisimada Ciidamada Ee Duleedka Laascanood!
March 26, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Afhayeenka ciidanka qaranka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal saaka duleedka laascanood ku dhexmaray kooxaha huwanta eek u sugan gudaha magaalada isagoo sheegay in ay weerar kusoo qaadeen fadhiisimada ciidamada qaranka Somaliland kuwaasi oo iska difaacay islamarkaana jabwayn gaadhsiiyay Dhanka kale Afhayeenka ciidanka qaranka ayaa ku hanjabay in ayweeraro qorshaysan qaadi doonaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Ee Dhinaca DDSI Oo Ka Warbixiyay Dayr Lagu Wareejinayo Xarunta C... Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo La Filayo Inay Xilka Iska Casisho Maalmaha Soo Socda Ka Dib Markii ... Xukuumada Somaliland Oo Xidhay Xarumaha Saddex Nootaayo Magaalada Borama Iyo Raadco Loogu Jiro Saraa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|