Taliska Ciidanka Qaranka Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Weerar Saaka Ay Kusoo Qaadeen kooxaha Huwanta Ahi Fadhiisimada Ciidamada Ee Duleedka Laascanood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Qaranka Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Weerar Saaka Ay Kusoo Qaadeen kooxaha Huwanta Ahi Fadhiisimada Ciidamada Ee Duleedka Laascanood!
March 26, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Afhayeenka ciidanka qaranka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal saaka duleedka laascanood ku dhexmaray kooxaha huwanta eek u sugan gudaha magaalada isagoo sheegay in ay weerar kusoo qaadeen fadhiisimada ciidamada qaranka Somaliland kuwaasi oo iska difaacay islamarkaana jabwayn gaadhsiiyay

Dhanka kale Afhayeenka ciidanka qaranka ayaa ku hanjabay in ayweeraro qorshaysan qaadi doonaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS