|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Wafti Madaxdhaqameed Ah Udiraysa Wada Hadaladii Udhexeeyay Garaarada Gobolka Sool Oo Lagu Wado In Uu Ka Qabsoomo Dalka Itoobiya!
March 15, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa kulan la qaatay madaxdhaqameedkii islu xil qaamay xal uhelida colaada gobolka sool kuwaasi oo sii abna qaadka wadahadalada garaarada gobolka sool ugu kicitimi doona caasimada dalka itoobiya kadib markii dawlada itoobiya dhex dhexaadin ka waday laba dhinac. Madaxdhaqameedka reer Somaliland uu ukicitimo doona magaalada adis ababa ayaa la sheegay in tiradoodu ka kooban tahay 8 suldaan. Dhanka kale garaadada gobolka sool iyo xubnaha 33 ah ayaa lagu wadaan in ay iyagu safar ku yimaadaan magaalo madaxda dalka Itoobiya ee Adis ababa.
Related posts:Siyaasi Cabdiqadir Cali Obsiiye oo xukuumada ku amaanay soo afjarida colaadii ka taagnayd deegaanka ... Ciidanka Masar Oo Heegan La Geliyey Iyo Itoobiya Oo Diyaarsatay Gantaallada Lidka Diyaaradaha. “Hadii Aduunyadu Somaliland Dulmiday, Somaliland Waxay Dulmiday Gobolnimada Gabiley”Prof Ibrahim Mee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|