Siyaasi Axmed Nasiye Oo Fashiliyay Cida Soo Abaabushay Madaxdhaqameed Muqdisho Kayimid Ee Ku Sugan Laascanood Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Axmed Nasiye Oo Fashiliyay Cida Soo Abaabushay Madaxdhaqameed Muqdisho Kayimid Ee Ku Sugan Laascanood Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada Somaliland!
March 28, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Muxumed Cumar Axmed Nasiye oo kmid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay madaxdhaqameed koonfurta somaliya kayimid oo sheegay in ay ka qayb qaadanayaan xalinta colaada ka taagan gobolka sool hadana kusugan magaalada laascanood kuwaasi oo wax xidhiidh ah lasoo samayn Somaliland balse soo maray garoowe iyo dareenada shakiga leh ee ku xeeran.

Sidoo kale siyaasi axmed nasiye ayaa fashiliyay cida ka danbaysa imaatinka madaxdhaqameedka kuwaasi oo ku dhaliilay In ay dhinac yihiin

Dhanka kale siyaasi axmed ayaa xukuumada Somaliland ugubaaqay in ay celiso madaxdhaqameedkan islamarkaana aan loo ogolaan in ay usoo kicitimaan caasimada Somaliland ee hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS