Qaramada Midoobay Oo Malaayiiin Dollar Ugu Deeqday Dadkii ka Barakacay Magaalada Laascanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaramada Midoobay Oo Malaayiiin Dollar Ugu Deeqday Dadkii ka Barakacay Magaalada Laascanood
March 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada gargaar uqaabilsan qaramada midoobay ee ocha ayaa sheegay in lacag dhan 2milyan ay ugu deeqday gargaarka dadkii ka barakacay colaada magaalada laascanood

Sidoo kale haayada qaramada midoobay ee ocha ayaa sheegay in ay dhibaato ka taagan tahay sidii dadka barakacay gargaarka loo gaadhsiin lahaa soboba la xidhiidha abniga.

COMMENTS
LINKS