Mujaahidiinta Ururka Miisaan Oo Fashiliyay Qorshayaasha Ku Lamaan Dagaalka Laascanood Iyo Kooxaha Isku Soo Bahaystay Duulaanka Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mujaahidiinta Ururka Miisaan Oo Fashiliyay Qorshayaasha Ku Lamaan Dagaalka Laascanood Iyo Kooxaha Isku Soo Bahaystay Duulaanka Somaliland.
March 2, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka Urur Siyaasadeedka mujaahidiinta somaliland ee Miisaan ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo dagaalka ka scoda magaalada laascanood oo ay kusoo qul qulayaan kooxo isku bahaystay cadowga Somaliland islamarkaana qaab qabiil iskaga soo gurmaday somaliya, punthland, maamulka somalida

Sidoo kale siyaasiyiinta ururka miisaan ayaa mawqif  adag ka istaagay difaaca somaliand iyo baaq culus udiray xukuumada iyo asxaabta jsl’

Dhanka kale mujaadihiinta ururka miisaan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamau hadalkii kazoo yeedhay gudoomiyaha golaha wakiilada jsl cabdirasaaq khaliif.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS