GABILEY(W,N)-Maamulka Dowladda Hoose Degmada Gabiley Oo Ay weheliyaan haayada Camuud Foundation ayaa deeq raashin ah uqaybiyay 400 oo qoysas danyar ah.
Raashinkan oo ay qoysaska danyarta ah Ugu deeqday Haayadda Camuud Foundation.