HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo ay weheliyaan wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland iyo culimo awdiin kale ayaa magaalada hargaysa kusoo dhaweeyay sheikh axmed macsaraawi oo kamid ah culimada waawayn ee dunida.