Madaxdhaqameedkii Somaliland Ee Isku Xil Qaamay Ergada Nabadayta Gobolka Sool Oo War Cusub Soo Saaray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedkii Somaliland Ee Isku Xil Qaamay Ergada Nabadayta Gobolka Sool Oo War Cusub Soo Saaray.
March 9, 2023 - Written by Editor:

CAYNABO(W,N)-Madaxdhaqameedkii Somaliland ee isku xilqaamay ergada nabadaynta xaalada dagaal ee ka taagan magaalada laascanood kuna sugnaa magaalada caynabo oo mudo 19cisho ah ku sugaan ayaa sheegay in ay kazoo anbabaxayaan maanta islamarkaana ay iman doonaan magaalada hargaysa

Sidoo kale madaxdhameedkan ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii dhinaca nabadaynta ee uqabsoomay mudadii ay halkaasi ku sugnaayeen.

COMMENTS
LINKS