|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameed Kasoo Kicitimay Muqdisho Oo Soo Gaadhay Magaalada Laascanood.
March 27, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Madaxdhaqameed kazoo kicitimay magaalada muqdisho oo ujeedada socdaalkoogu ahayd ka qayb qaadashada dadaalad nabada loogu raadinayo dagaalka ka taagan magaalada laascanood oo maray magaalada garoowe oo aybkula kulmeed qaarkamid ah isimada gobolka sool ayaa maanta soo gaadhay magaalada laascanood halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen garaarada gobolka sool Madaxdhaqameedkan ayaa kulan la xidhiidha xal uhelida xaalada laasanood la qaatay garaada iyo gudida gobolka sool Dhanka kale madaxdhaqameedkan ayaa lafilayaa in ay safar ku yimaadaan caasimada Somaliland ee hargaysa kuwaasi oo kulamo la qaadan doona madaxdhaqameedka Somaliland ee loo xil saaray xal uhelida colaada laascanood iyo xukuumadaba.
Related posts:Mudoharaad Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay oo ka Dhacay Caasimada Jabuuti Dawlada Iyo Mucaaridka Oo ... Madaxweyne siilaanyo oo Golaha Wakiillada u soo Gudbiyey Xubnaha Guddida Doorashooyinka +Magacyadood... Guddidii Taakulada Abaaraha Heer Qaran Oo Caawa Soo Bandhigay Xisaab Xidhkii Ay Ku Shaqaynayeen Muda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|