Madax-dhaqameed Nabadaynta Laascanood Uga Soo Kicitimay Muqdisho Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoowe, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameed Nabadaynta Laascanood Uga Soo Kicitimay Muqdisho Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoowe,
March 25, 2023 - Written by Editor:

GAROOWE(W,N)-Madaxdhaqameed kazoo kicitimay koonfurta somaliya gaar ahaan magaalada muqdisho ujeedadoodu tahay sidii ay dhex dhexaadin uga gali lahaayeen dagaalka ka taagan laascanood ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada garoowe oo ay ku sugan yihiin qaarkamid ah garaarada gobolka sool

Sidoo kale madaxdhaqameedkan ayaa lagu wadaa in ay yimaadaan caasimada Somaliland ee hargaysa si ay xukuumada Somaliland ugala hadlaaan dhex dhexaadinta xaalada laascanood.

 

COMMENTS
LINKS