Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Xadhiga Ka Jaray Suuq Cusub Oo Dadkii Laga Soo Raray Wadooyinka Magaalada Loo Sameeyay Lineka Bilayska. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Xadhiga Ka Jaray Suuq Cusub Oo Dadkii Laga Soo Raray Wadooyinka Magaalada Loo Sameeyay Lineka Bilayska.
March 13, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xubno katirsan golaha deegaanka ayaa xadhiga ka jaray suuq cusub oo dadkii laga raray wadooyinka caasimada looga sameeyay xaafada liinka bilayska ee isla badhtamaha magaalada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS