Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Maanta Fuliyay Olole Nadaafadeed Qashinka Lagaga Ururiyay Xabaalaha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Maanta Fuliyay Olole Nadaafadeed Qashinka Lagaga Ururiyay Xabaalaha!
March 30, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo kaashanaya dadwaynaha caasimada ayaa maanta ololihii bilaha ee nadiifinta caasimada ka fuliyay qaarkamid ah xabaalaha magaalada kaasi oo lagaga ururiyay qashinkii. Kuwaasi oo kala ah xabaalaha baqiic, masalaha iyo kuwo kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS