“Ma Ogolaanayno In Magaalada Boorama Been Iyo Waxyaabo Aan Jirin Nabadgalyadeeda Wax Lagu Yeelo”Xil, Axmed Khayre. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ma Ogolaanayno In Magaalada Boorama Been Iyo Waxyaabo Aan Jirin Nabadgalyadeeda Wax Lagu Yeelo”Xil, Axmed Khayre.
March 8, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Xildhibaan Axmed Khayre Maxamuud oo katirsan golaha deegaanka degmada Boorama ahna gudoomiyaha gudida nabadgalyada ee golaha deegaanka ayaa sheegay in aanay ogolaanayn in nabadgalyda magaalada boorama wax lagu yeelo been iyo borobugaando taasi oo dadwaynaha reer awdal wax lagu yeelayo.

Sidoo kale xildhibaan axmed khayre ayaa sheegay In reer awdal leeyihiin Somaliland cidina aanay ka la hayn isagoo baaq nabadeedna udiray shacabka ku dhaqan gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS