|
|||||
WAJAALE NEWS
Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Banaan Bax Lagu Taageero Qadiyada Somaliland Ka Hor Dhigay Xafiiska Raysal-wasaaraha Uk!
March 18, 2023 - Written by Editor:LONDON(W,N)-Kumanaan kamid ah jaaliyada reer somaliand eek u dhaqan dalka ingiriiska ayaa iskugu soo baxay banana bax ay ku taageerayaan qadiyada madaxbanaanida Somaliland, kana soo horjeedaan duulaanka lagu soo qaaday jamhuuriyada Somaliland ka hor dhigay xafiiska Raysalwasaarada Dalk Ingiriiska kaasi oo ay ka dalbadeen in dawlada Ingiriisku aqoonsato somailand islamarkaana ay si dhow ula socoto duulaanka ka dhanka ah qaranimadeeda ay kusoo qaadeen kooxo isku bahaystay oo somaliya, punthland deegaano kale iskaga yimid kuwaasi oo dagaal kaga jira gobolka sool. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo-Hafar ,Duudsi Iyo Quudhsi Ayaa Lagula Kacay Shirkii Lagu Qabtay Jabuuti… Boobe yusuuf Ducaale DAAWO;Waxgaradka,Salaadiinta Iyo Odayaasha Beelaha Dega Waqooyiga & Galbeedka Hargeysa Oo Farriin Ad... "Caalamku Ha Kala Doortaan Somaliland oo Shidaal leh Iyo Soomaaliya-da u Dhaqanta Sida Ilmo Qalqaali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|