|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Xamarje Oo Waraysi Xasaasiya Lala Yeeshay Iyo Nuxurka Eedo Culus Oo Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi.
March 10, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga mucaaridka ah ee waddani axmed cumar xaaji cabdilaahi (xamarje ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay xaalada jahowareerarka ee ay Somaliland gashay dagaalka laascanood Sidoo kale gudoomiye xamarje ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi oo uu sheegay in taladii dalka loo dhiibay nin ganacsade ah oo aan waxba dhaafay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;
Related posts:Daawo:Muj Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay 10 Guurada Shirkada Daabacaada Sagal Jet Khudbad Dhalinyarad... DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Munaasibadii Xuskii Ciidanka Qaranka Soma... Col Caare Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa Sheegayna In Uu Ka Qaybgalayo Difaaca Qa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|