Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Xamarje Oo Waraysi Xasaasiya Lala Yeeshay Iyo Nuxurka Eedo Culus Oo Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Xamarje Oo Waraysi Xasaasiya Lala Yeeshay Iyo Nuxurka Eedo Culus Oo Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi.
March 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga mucaaridka ah ee waddani axmed cumar xaaji cabdilaahi (xamarje ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay xaalada jahowareerarka ee ay Somaliland gashay dagaalka laascanood

Sidoo kale gudoomiye xamarje ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi oo uu sheegay in taladii dalka loo dhiibay nin ganacsade ah oo aan waxba dhaafay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

 

COMMENTS
LINKS