Gudoomiye Kuxigeenka Golaha wakiilada Jsl Oo Joojiyay In Gudiyada Goluhu Uyeedhaan Masuuliyiinta Xukuumada Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Golaha wakiilada Jsl Oo Joojiyay In Gudiyada Goluhu Uyeedhaan Masuuliyiinta Xukuumada Iyo Sobobta!
March 29, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Siciid Mire Giire ayaa qoraal uu soo saaray ku joojiyay in gudi hoosaadyada goluhu uyeedhaan masuuliyiinta xukuumada islamarkaana gudida joogtada ah ee golaha mooyee gudi kale cid uyeedhi Karin

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS