HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa afhayeenka xisbiga waddani umacagaabay maxamed faarax ooh ore u ahaa xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga
Xilka afhayeenka xisbiga waddani ayaa dhawaan waxaa baneeyay xildhibaan barkhad batuun kaasi oo maanta loo magacaabay masuul cusub.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;