Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Aanay Ciidamada Somaliland Kasoo Baxay Gobolka Sool, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Iscasilo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Aanay Ciidamada Somaliland Kasoo Baxay Gobolka Sool, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Iscasilo!
March 12, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa markale ka hadlay arinta colaadeed ee ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood iyo duulaanka lagu soo qaaday Somaliland isagoo sheegay in aanay ciidamada Somaliland marnaba kazoo baxay gobolka sool oo ah Somaliland

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu raganimo sameeyo oo xilka iska casilo islamarkaana madaxwayne kuxigeenka ku wareejiyo talada dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS