HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Gudi hoosaadka arimaha gudaha,Nabadgalyada iyo difaaca ee golaha guurtida Somaliland xildhibaan maxamed sh, cabdiraxmaan(ilkacase)- ayaa fadhigii golaha ee maanta ka warbixiyay tirade dad uxidh xidhan dhaqanka qoomu luud oo qaarkood maxkamadaha dalka xukun ku rideen halka kuwo kalena wali ay socoto dhagaysiga dacwadoodu.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;