Dooxa Magaalada Hargaysa Oo Caawa Qaaday Dad Iyo Gaadiid. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dooxa Magaalada Hargaysa Oo Caawa Qaaday Dad Iyo Gaadiid.
March 30, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dooxa wayn ee magaalada hargaysa ayaa caawa qaaday dad iyo gaadiid kuwaasi oo wali aan qaarkood lahayn raq iyo ruux midna.

Dooxa ayaa qaaday gaadhi yar kaasi oo gabadh saarnayd aan la hayn raq iyo ruux halka uu dirawalkii gaadhi kazoo badbaaday.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS