“Diroow Hadii Aanad Adigu Isdifaacay, Cid Ku Daynaysaa Majirto”Ugaas Cabdilaahi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Diroow Hadii Aanad Adigu Isdifaacay, Cid Ku Daynaysaa Majirto”Ugaas Cabdilaahi
March 9, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ugaaska Guud ee beelaha dir ugaas cabdilaahi Ugaas Aadan ayaa ka hadlay xaalada guud ee deegaanada somalida iyo duulaanada qabiilaysan ee ay wadaan beelaha qaar isagoo ku baaqay in loo baahan yahay in ay isdifaacaan beelaha Direed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS