Dadwaynaha Reer Burco Oo Caawa Isugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadwaynaha Reer Burco Oo Caawa Isugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Jsl.
March 6, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Dadwaynaha magaalo madaxda gobolka Togdheer ee burco ayaa caawa dariiqyada magaalada iskugu soo baxay banana bax ay ku taageerayaan ciidamada qaranka somailand ee heegan ugu jira difaaca dalkooga

Sidoo kale dhalinyarada magaalada burco ayaa sheegay in diyaar uyihiin difaaca qaranka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS