HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib Jaamac oo katirsan xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay xaalada guud ee dalka dhibta wali ka taagan magaalada laascanood iyo arimo kale oo muhiim ah
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN;