DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Siyaasi Axmed Muumin Seed Iyo Arimaha Uu Banaanka Keenay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Siyaasi Axmed Muumin Seed Iyo Arimaha Uu Banaanka Keenay!
March 12, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Muumin seed oo hore xilka wasaarada beeraha uga soo noqday xukuumada madaxwayne biixi islamarkaana maalintii shalay xisbiga kulmiye sheegay in laga saaray xisbiga ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga hadlay xaalada dalka sida uu u arko in laga saaro kulmiye

Sidoo kale siyaasi axmed muumin seed ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu laba talo mid uun qaato si loo badbaadiyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS