|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Siyaasi Axmed Muumin Seed Iyo Arimaha Uu Banaanka Keenay!
March 12, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Muumin seed oo hore xilka wasaarada beeraha uga soo noqday xukuumada madaxwayne biixi islamarkaana maalintii shalay xisbiga kulmiye sheegay in laga saaray xisbiga ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga hadlay xaalada dalka sida uu u arko in laga saaro kulmiye Sidoo kale siyaasi axmed muumin seed ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu laba talo mid uun qaato si loo badbaadiyo Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Hayada Laydhka Ee Hargeisa Energy Company (HEC) Oo Shaqalahii Ugu Badnaa Eriday Iyo Qaybo Kamida Cas... Daawo: "Madaxwayne Muuse Biixi Xilka Haka Qaado Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Safiirka Imaaradka"..Gud... “Wadaadka Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Layidhaa, Jabuuti Oo Dal Muslim Ah Ayuu Ka Cararay, Dal Gaalo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|