DAAWO;-Marxuumad Uu Habeenkii Xalay Qaaday Dooxa Hargaysa Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Marxuumad Uu Habeenkii Xalay Qaaday Dooxa Hargaysa Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Hargaysa.
March 31, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Marxuum najax cabdi cawil oo habeenkii xalay uu qaaday dooxa hrgaysa islamarkaana mudo lala,aa maydkeeda ayaa maanta lagu aasay magaalada hargaysa.

Marxuumada ayaa ahayd hooyo shan caruur ah lahayd iyadoo uu daadku wada qaaday ninkeegii iyo ilma yar oo ay dhashay kuwaasi oo iyaga laga soo badbaadiyay

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

 

COMMENTS
LINKS