Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Beeniyay In Wax Khasaare Ah La Gaadhsiiyay Warshadaha Biyaha Ee Magaalada Laascanood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Beeniyay In Wax Khasaare Ah La Gaadhsiiyay Warshadaha Biyaha Ee Magaalada Laascanood.
March 8, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan duleedka magaalada laascanood ayaa waxba kama jiraan ku tilmaama wararka sheegaya in khasaare la gaadhsiiyay warshada biyaha ee magaalada laascanood iyagoo soo bandhigay sida ay tahay islamarkaana cadeeyay In aanay jirin wax madaafiic ah oo ku dhacay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS