Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Kormeer Ku Tagay Biriijka Dacar Budhuq Oo Roobabkii Waxyeelo Soo Gaadhsiiyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Kormeer Ku Tagay Biriijka Dacar Budhuq Oo Roobabkii Waxyeelo Soo Gaadhsiiyeen.
March 30, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Badhasaabka gobolka maroodi jeex oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay biriijka dooxa dacar budhuq oo daadadkii waxyeelo balaadhan soo gaadhsiiyeen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN’

COMMENTS
LINKS