|
|||||
WAJAALE NEWS
Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Ucanbaareeyay fal Magaalada Hargaysa Loogu Gaystay Haweenay Katirsan Xisbiga!
March 14, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga Waddani Maxamed Faarax ayaa ka hadlay Ayaa si kulul ucanbaareeyay fal jidh dil iyo qafaalasho ah oo magaalada hargaysa loogu gaystay afhayeenka garabka haweenka ee xisbiga wadani isagoo laamaha amaanka ugu baaqay in ay soo cadeeyaan cidii falkan kula kacday Sidoo kale afahyeenka xisbiga waddani ayaa sheegay in gudida arimaha gudaha ee golaha wakiilada looga baahan yahay in ay soo baadhaan falalka ka dhex dhaca haayada dawlada isagoo daba socday dhaco maalintii shalay la sheegay in ay ka dhacday xarunta sirdoonka qaranka Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shil Baabuur Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Duleedka Dagmada Dacar Budhuq Ee Gobalka S... URURKA SUXUFIYIINTA SOMALILAND SOLJA OO HAMBALYADA UDIRAY XUSKA MALINTA SAXAFADA XORTA EE DUNIDA GOBOLKA MARODIJEEX OO KU GUULAYSTAY KOOBKII GOBOLADDA SOMALILAND IYO GOBOLKA HAWD OO GALAY KAALINTA ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|