HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa saaka sidii caadada uhayd warbaahinta ka sheegay in ex wwasiir axmed muumin seed laga saaray golaha Fulinta iyo guud ahaan xisbiga isagoo ku eedeeyay in uu kazoo qaybgali waayay fadhiyadii gudida
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;