|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartay Xaalada Magaalada Laascanood, Beenisayna In Ay Ka Jartay Adeegyadii Bulshada.
February 8, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta jamhuuriyada Somaliland oo goordhawayd warbaahinta la hadlay ayaa cadeeyay mawqifka Somaliland ee xaalada ka taagan magaalada laascanood iyo cida ay ciidamada qaranka Somaliland kula dagaalamayaan gobolka sool Sidoo kale wasiir kuxigeenka warfaafinta ayaa beeniyay in xukuumadu magaalada laascanood ka jartay adegyadii bulshada islmaarkaana ay ciidamo waxyeelo ugaysteen cisbitaalka magaalada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Danyarta Ku Nool Caasimada Hargaysa Oo Ay Saameeyeen Duruufaha Noloshu Oo Fariin Qiiro Leh Ud... Daawo:Raxmaadkii Eebe Oo Galabta Ka Curtay Guud ahaan Deegaanada Kala Duwan Ee Gobolka Gabilay DAAWO;-Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Dareen Celiyay Hadalkii Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|