Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saaray Xaalada Magaalada Laascanood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saaray Xaalada Magaalada Laascanood!
February 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- War qoraal Ah oo kazoo baxay wasaarada arimaha dibada Somaliland kuna qoran luuqada ingiriisiga ayay kaga hadashay xaalada magaalada laascanood oo maalintii shanaad ku jirta xaalad dagaal wallow aanay maanta ilaa shalay wax wayn oo ay iskaga horyimaadeen ciidamada Somaliland iyo kooxaha maleeshiyaadka ee ka amar qaadanaya garaadada gobolka sool.

Wasaarada arimaha dibada jsl ayaa  faah faahin ka bixisay laascanood iyo waxyaabaha kusoo cusboonaaday.

HALKANKAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS