Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Madaxdhaqameed Udirayaan Laascanood Iyo Doorka Ay Ka Qaadanayaan Daminta Xaalada Ka Taagan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Madaxdhaqameed Udirayaan Laascanood Iyo Doorka Ay Ka Qaadanayaan Daminta Xaalada Ka Taagan.
February 15, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabiraxmaan saylici  ayaa shaaciyay ka xukuumad ahaan in ay gobolka sool udirayaan madaxdhaqameedka Somaliland six al loogu helo rabashadaha khasaaraha sobobay ee ka taagan/

COMMENTS
LINKS