|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Wajaale Ka Daahfuray Qorshe Lagu Balaadhinayo Isticmaalka Shilinka Jsl!
February 5, 2023 - Written by Editor:WAJAALE(W,N)-Masuuliyiinta baanka dhexe ee somaliland, wasiiro xukuumada katirsan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada wajaale ayaa magaalada wajaale ku qabtay munaasibad ay sheegeen in lagu shaacinayo go,aamo ku salaysan sidii isticmaalka shilingka somaliland loo balaadhin lahaa. Sidoo kale masuuliyiinta ka hadlay madasha ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada xiligan loo hirgalinayo shilinka somaliland uu ka shaqeeyo magaalada wajaale waxna lagu kala iibsado. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Khudbadii Maayarka BerBera C/SHakuur Dicin Oo U Maah-Maahay Golaha Deegaanka Gabiley Xafladii ... Daawo: “Hashii Hore Caanaheeda Maan Dhamin Laakiin Hasha Danbe Danbarkeeda Ayaan Sugayaa”.Xil. Sicii... Daawo:Ciidanka Booliska Oo Masuuliyiin Kale Oo Ka Tirsan Xisbiga Wadani Xabsaiga Dhigay Iyo Hogaanka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|