|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Weerar Markale Ay Kusoo Qaadeen Ciidamo Maleeshiyaad Ahi Iyo Xaaladihii Udanbeeyay Ee Dagaalka
February 7, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa faah faahin ka bixisay wareerar saaka Aroortii Hore ay fadhiisimada ciidamada qaranka ee duleedka laascanood kusoo qaadeen maleeshiyaad ka amar qaadanaya garaadada kaasi oo sobobay dagaal ilaa goordhawayd socday Sidoo kale taliska ciidamada qaranka ayaa soo bandhiga gaadiid dagaal iyo maxaabiis ay qabeen kuwaasi oo qaarkood ay ka yimaadeen maamul goboleedka punthland. Related posts:Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Gudi Ka Socota Golaha gurtida U Saaray Dilkii Ka Dhacay... DAAWO;-Qaabkii Xildhibaanada Golaha Wakiiladu u Ansixiyeen Xubnihii Komishanka Doorashada Iyo Hadalk... Wasiirka gaashaandhiga oo Ka hadlay Warar Sheegaya in Ciidamo Ka Tirsan Somaliland ay Ku biireen Maa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|