Xukuumada Somaliland Oo Beenisay In Dad Reer Laascanood Ah Lagu Dhibaateeyay Magaalooyinka Gudaha Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Beenisay In Dad Reer Laascanood Ah Lagu Dhibaateeyay Magaalooyinka Gudaha Jsl.
February 11, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka abniga ee wasaarada arimaha gudaha ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu baahiyay baraha bulshada lagu sheegay in dad udhashay gobolka sool lagu dhibaateeyay qaarkamid ah magaalooyinka gudaha somaliland iyagoo ku tilmaamay mid xaqiiqada a fog islamarkaana doonaysa in shacabka somaliland lagu kala fogeeyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS