Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Baaq Uu Udiray Shacabka Gobolka Sool Iyo Xukuumada!
February 6, 2023 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay magaalada laascanood oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira
Sidoo kale Gudoomiyaha Xisbiga wadani ayaa baaq nabadeed udiray shacabka gobolka sool iyo xukuumada Somaliland.