Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Dagaalka Laascanood Iyo Eedaha Ay Ujeediyay Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Dagaalka Laascanood Iyo Eedaha Ay Ujeediyay Madaxwayne Biixi.
February 18, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga waddani ayaa ka hadlay xaalada gobolka sool iyo dagaalada ka dhacay magaalada laascanood

Sidoo kale xisbiga waddani ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu isagu keenay dibta ka taagan magaalada laascanood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS