Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Dil ka Dhacay Deegaanka Ceel Afwayn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Dil ka Dhacay Deegaanka Ceel Afwayn
February 5, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska gobolka sanaag ayaa nin shacab ah ku toogtay deegaanka ceel afwayn ee gobolka kaasi oo sobobay in dadwwayne ka gadoodsan dilkaasi oo banana bax ka dhigaan magaalada

Sidoo kale xildhibaanada laga soo doortay gobolka sanaag ee katirsan golaha wakiilada ayaa dilkan si adag uga hadlay iyagoo xukuumada ugu baaqay in ay 48sacaadood ku keeneen cidii dilka ugaysatay

Dhanka kale Xildhibaanada ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay xukuumada oo ay sheegeen in aanay waxba ka qaban dilal faro badan oo ay dad shacab ah ugaysteen ciidamadu.

COMMENTS
LINKS