Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ku Eedeeyay In Uu Ka Dhago Adaygan Golaha In Uu Horyimaado! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ku Eedeeyay In Uu Ka Dhago Adaygan Golaha In Uu Horyimaado!
February 25, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudi hoosaad arimaha gudaha iyo difaaca ee golaha wakiilada somaliland ayaa xildhibaanada golaha uga warbixiyay xaalada abni ee dalka

Sidoo kale gudoomiyaha gudida xildhibaan guruuje ayaa yeeshay in yeedhmo ay udireen wasiirka arimaha gudaha jsl uu ka dhago adaygan islamarkaana uu dhowr jeer kaga baxay in uu horyimaado.

COMMENTS
LINKS